Waxay iila muuqataa amintaan qayrul macquul inaan ganacsi cusub furo. Dooro waxaad rabtid inaad qabatid, bacidna qabso, wax khasaar aan kaa go'in haddii kale.
Ruuxda qaab ma leh, marka qofkaad isku fikradda shishe isla tihiin, waa isku mid.
8:00-8:30 am
Qaacido keen lagu helo raashin kugu filan. Isticmaal xeerka waa helay, dadkana sii waxay rabaan. Ku unsur arintaan.
Ha qorin wararka Soomaaliya subaxii, qor habeenkii, si aad subaxii qormooyinkii wargaysyada u saxdid. Iskorjoogtee, qor riyooyinka qorshay maanta.
8:30-9:00 am
Iskorjoogto, lama qorshayn.
9:00-9:30 am
Wax ka qor arimaha Soomaaliya, bacidna shabakaddaada ku daabac.
9:30-10:00am
Wax ka qor arimaha Soomaaliya, bacidna shabakaddaada ku daabac.
Waa la daabacay.
10:00-10:30 am
Quraaco, guriga habay.
10:30-11:00 am
Quraaco, guriga habay, bacdina safar.
11:00-11:30 am
Safar
11:30-120:00 pm
Qof aan rabo inaan la kulmo, xafiiskiisa hortiisa aan fadhiyaa.
12:00-12:30 pm
Waa sugi waayay, waa iskaga tagay.
12:30 pm- 1:00 pm
Safar
1:00 pm-1:30 pm
Raadi goob ganacsi agagaarka Karameel, anoo lugaynaaya.
1:30-2:00 pm
Waa heli waayay, xafiisyo qaali ah, ciriirina ah.
2:00 pm-2:30 pm
Ma shaqayn lugta, isku day shabakadaha inaan xafiis ka raadiyo.
2:30pm-3:00 pm
Amintaan lug suuq yare, aan ka fogayn Karamell.
3:30-4:00 pm
Waa imid. Xafiisyo raqiis ah, balaarana.
3:30-4:00 pm
Waa fiirfiiriyay, bacidna arji aan soo qaatay.
4:00-4:30 pm
Safar dhanka guriga.
4:30 pm-5:00 pm
Xawilaadda lacag yar dhig. Nin meesha jooga u sharax howlaha aan wado.
5:00-5:30 pm
Taleefishan aan iska fiirsaday, barnaamijyo laga yaqyaqsado.
5:30-6:00 pm
Wali waa iska sii fiirsaday, xumaanta waa laga boodaa, haddii kale wax yar sug aa waqtiga kaaga dhammaanaa.
6:00-6:30 pm
Qaday
6:30-7:00 pm
Iskorjoogto, bacdina naso
7:00-7:30 pm
Iskorjoogto Iyo salaad ka dib, ma jiro rabitaan maalayacni ah.
7:30-8:00 pm
Imintaan aad dhankaas Iyo Maktabadda
8:00-8:30 pm
Ka shaqay wargaysyada shakhsiga ah.
8:30-9:00 pm
Saacad walba isku day inaad qortid waxa socda, haddii kale iskugu wac munaafaq ama labo wajiile. Wad qorowga wargaysyada.
9:00-9:30-
Wad qorowga wargaysyada Af-soomaaliga
9:30-10:00 am
Wad qorowga wargaysyada Af-Soomaaliga
10:00-1030
Daabac Wargaysyada. Ka shaqay warbixinta Soomaaliya.
10:30-11:00 pm
Ka shaqay warbixinta Soomaaliya.
11:30-12:00
Isdiyaari Iyo iskorjoogto
No comments:
Post a Comment