0100-0830
iska seexo
0830-1230
Amintaan oo dhan afar saac waxaan qoray xasuus qoradii shalay iyo warbixin kooban oo ku saabsan Soomaaliya. Sida muuqata amin go'an looma qaban qabashada howhsaan, bacdi waa iska barakowday.
1230-1245
Ka shaqay xusuus qorka maanta
1245-1300
Sii qorshee 15kii daqiiqaba. Amintaan guriga iska hagaaji

1300-1330
Iska naso.
1330-1345
U fariiso warbixin qorow.
1345-1400
Warbixin qorowga wad
1400-1415
Maya wax kale aan ahayn warbixinta, warkaan soo wari.
1415-1430
Shaqo kale ma qaban aan ka ahayn waraaqda.
1440-1515
Amintaan fasax Iyo howlo muhiim ah.
1555-1830
Amintaan waxaan dhameeyay qormadii warbixinta Soomaaliya
1830-1900
Fasax
1900-1930
Shaqo raadis.
Shaqo raadso
2000-2030
Shaqo raadso
2030-2100
Shaqo codso
2100-2130
Masaajidka iska tuko
2100-2200
TV iska fiirso, walow uu jiray dareen ah, hurdo isku diyaari
22-2245
Qor xusuus qor
No comments:
Post a Comment