Wednesday, July 10, 2013

Luuliyo, 10keeda, 2013

Qor waxa raba Ina la qoro, riyo, fikrrado iwm. Samay saan ka hor hurdo. Waxaa ku xiga iskorjoogto.
Muraaqabada ka hor Iyo ka dib hurdada waa lama huraan, arbushaad badan aa kaa tagaysa. Samay ama cudur rasmi ah bixi oo macquul ah, ama $50.

Waxyaabaha naga hor istaagaaya inaan hal wax qabsano waa unsur, adna unsur ka wayn noqo.
 
8:30-9:00 am
Iskorjoogto Iyo salaadda xumaanta ay reebaan.

9:00-9:30 am
Sax wargaysyada khaaska ah
9:30-10:00 am
Sax wargaysyada khaaska ah
10:00-1030 am
Wararka akhri iyo qubayso.
1030-1100
Bilow raadinta good ganacsi.
1100-1130
sii wad
1130-1200 pm
Meel la isku muraaqabeeyo waxa looga baahanyahay baar.
1200-1230
Bilow raadinta good ganacsi.
1230-1300
Bilow raadinta good ganacsi.
1300-1330
Fasax
1330-1400
Nadiifi guriga
1400-1430
Fiirso taleefishan, isdabao qabo, xafiis wac aan xafiis ka rabay, imow ay I dhaheen.
1430-1500
safar
1500-1530
Safar
1530-1600
Safar
1600-1630
Safar
1530-1700
Akhbaar aan ka soo ururiyay xafiisyo badan. Doorasho aan hadda leeyahay.
1700-1730
safar
1730-1800
ku safar layk istriit, koonfurta Minniyaabolis, xafiisyo badan arag, taleefanada qoro, barri ku laabo.
1800-1830
u safar dhankaas iyo MTN, taleefishin baro sida loo soo saaro.
1830-1900
Safar
1900-1930
cashar
1930-2000
cashar
2000-2030
safar
2030-2100
afur
2100-2130
afur
2130-2200
Qaraabo iskala waran
2200-2230
Safar
2230-2300
salad
2300-2330
wargaysyada sax,
2330-000
wargaysyada sax
marka waa ka daahay warbixintii Soomaaliya iyo muraaqabo sababo la xiriira qaraabada la afurkooda.
Haddii barri sida kan Ingiriisiga kan loo qori waayo, Xayle waa caynaa. Cay dadka ka yaabisa.
 
  1.  

No comments:

Post a Comment