Saturday, July 27, 2013

Luuliyo, 27, 2013

Ka kac 9:00 am, wiishka ma yeerin
9:00-1010 am
Iskorjoogto
1010-1045
Soomaaliya wax ka qor
1045-1130
Isdiyaari
1130-1200 pm
Masar waxa ka socdo iska akhriso.
1200-1300
Safar
1300-1700
Ka shaqay qorshayaal bicshaaro
1700-2300
Howlo muhiim ah hay
Qor warbixinada xusuus qorka

No comments:

Post a Comment