Friday, July 26, 2013

Luuliyo 26, 2013

0800-0830
Iskorjoogto, dhabeeco hormarin xoogga saar. Dulqaad.
8:30-9:00 am
Iskorjoogto
9:00-9:30
Isdiyaari
9:30-1000
Isdiyaari
10-130
Safar
1030-1100
Shaqo
1100-1130
Wax qor arimaha Soomaaliya.
Wax ka qor arimaha Soomaaliya.
12-1230
Logay, waxna ka qor Soomaaliya. Arintana horay looma qorshayn.
1230-1300
Garwaaqsaday inaan xoogga saaro sii qorshaynta iyo hirgalinta.
1330-1330
Qorshay maalinta amintaan.
1330-1400
Qorshay maalinta inta ka harsan.
1400-1700
Shaqooyin codso, arjiyo buux buuxi, ileen wax la cuno aa la rabaaye.
1700- 2100
Haddana ka shaqay qorshaha xarunta, ujeedada fog, sida meesha lagu wadaayo iwm.
2100-0000
Sii wad arinta hadda la xusay, iyo qorista xusuus qor, iyo wararka Soomaalida. Salaamaat.

No comments:

Post a Comment