3:8:00-8:30 am
Amin walba qofka wuxuu sameeyo waxay dhaliyaan. Marka samay wa fiican ama waxba ha samayn. Muraaqabo.
8:30-9:00 am
Muraaqabo
9:00-9:30 am
Muraaqabo. Hadda ka dib ka kac hurdada 5:40 am, markay qoraxda soo baxdo.
9:30-:1000
Isdiyaari, bacidna saxsax wargaysyada.
10:00-10:30 am
Saxsax wargaysyada bacidna isdiyaari
10:30-1100 am
Qorshe daji. Udurus Intay qaadato in wax la qabatiimo.
11:00-11:30 am
Seexo 11:00pm, dadaal farobadan samay si aad halkaas saac aad u gudid. Wargaysyada si fiican u qor adoo ka jawaabaaya hal su'aal, sidee waxaad ku fiicantahay aad lacag uga heshay aad ku noolaatid. Qabatiinka labaadna waxaa waaye sidee ku heshay marwo ku cishqisan, adna aa cishqisantahay. Qabatiinka saddexaadna waxaa waaye , sidee ugu qaarantay nabadda iyo madaxbanaanida dadka dalka Soomaalida.
11:30-12:00 pm
Amintaan wali taleefan kama helin ninkii meesha iga kirayn lahaa, si aan mar labaad meesha u arko in darmaha deeqaayaan Iyo in kale. 15 daqiiqo aan iska seexday.
12:00-1215 pm
Feeree dhar, iska nadiifi meeshaan ka shaqeeyo.
1215-1230pm
Ninkii meesha waa isoo wacay, wuxuu dhahay, 3:30pm aan isku imaano. Marka meeshaan inaan ka tago waaye 2:30 pm. Bacidna arjiga gudbi haddii lagu siiyo qolka, dalabka alaabta fadhiga samayso, haddii kalena sug. Arimo dhowr ah aa jira oo u baahan in la sharaxo. Saacadda ka horaysa balanta arintaan diyaar u noqo.
12:30-1300
Bankigii hore iska xir, mid cusub furo.
1300-1330
Bankigii hore iska xir, mid cusub furo
1330-2:00 pm
So dhammee arimaha bangiyada
2:00-2:30 pm
Diyaar u noqo safar.
2:30-:300
Safar amintaan, saxsax wargaysyada
3:-3:30 pm
Safar dhammaad. Arjiga saxsax.
3:30-4:00 pm
Meesha fiiri , go'aanso dalabaadka fadhiga.
4:00-4:30 pm
Fiiga arjiga iska bixi, salaadda iska tugo.
4:30-5:00 pm
Safar
5:30-6:00 pm
Suuqa alaab ka soo gado
6:00-6:30 pm
Shaqo raadi inta howshaan kala kacayso.
6:30-7:00 pm
Markaan iska dhaafo waxyaabaha shakiga I galiya, oon xoogga saaro, waxa aan hubo, bacdi waxaa dhacda inaan go'aanka si fudud u qaato,
Bacdina fursado badan aan gacanta ku dhigo. Amintaan raashin iska karso.
7:00-7:30 pm
Raashinkii Isbuuca waa la kariyay.
7:30-8:00 pm
Shaqo aan helay, waana cossaday.
8:00-8:30 pm
Waxaan arkay baraarugga oo sii yaraanaaya.
8:30-9:00 pm
Mar kale waa iska dhumay, maalayacni, waxaan shabakadaha ka raadi, wax yar sug iwm.
9:00-9:30 pm
Ismuraaqabeeyay, waana tukaday, waa xoligii afurka.
9:30-10:00 pm
Amintaan waxaan odorosay Soomaaliya
10:00-10:30 pm
Amintaan wax ka qor arinta Soomaaliya, iskana muraaqabayso. Waxaan ogaaday daalka waxaa dhaliya culaab la iska dajin karo, waxaa igu soo dhacday iska naso, oo filin iska fiirso, culaab aa jirtee. Waa iska dajiyay, bacdina waxaa isoo galay rabitaan ah inaan shaqadayda iska qabsado.
1030-11: 00 pm
amintaan si wad qormada Soomaaliya, iska muraaqabayso, saxsaxna wargaysyada gaarka ah. Macasalaama.
1030-11: 00 pm
amintaan si wad qormada Soomaaliya, iska muraaqabayso, saxsaxna wargaysyada gaarka ah. Macasalaama.
11:00-12:00 am
No comments:
Post a Comment