Wednesday, July 3, 2013

Dhabeeco, Luuliyo 3, 2013

12:00 am-12:15
Ismuraaqabeey.
1215-8:30 am
Wiishka ma yeerin.
Qorshaha maanta waxaa waaye safar barri ahay, ka guur magaalo u guur magaalo kale, marka diyaar inaan noqdo waaye. Haddan arintaas dhameeyana waa in buugaagta la daabaco si loo gado.
8:30-9:00 am
Dhabeecada maanta waa in 30 daqiiqo walba la daabaco waxa markaas socda,
Qorshaha la damacsanyahay in la hirgaliyo. Lana iska dhaafo in sacaddda ugu dambaysa wax lo qorqoro.
8:37-9:00 am
Haddana iskorjoogt, anoo murabac u fadhiya, lugta bidix markaan hormariyo, oo saaro cajarka midig, cagta bidixna saaro cajarka bidix, xanuun badan aan ka daremaa cagta bidix. Marka waxaa fiican sida kale, cagta midig inaan hor mariyo. 
9:00-9:30 am
Qorshaha qabatiinka waa in la helo qaab igu haboon nolosha oo loola soo baxo.
Waxa ii sahlaaya arintaana waa muraaqabada iyo tukashada. Marka labada samee si looga gudbo in lagu mashquulo waxaan dan kuu ahayn, oo maalaayacni ah. Aadna u heshid naf ku amraysa inaad danahaaga fog iyo kuwa dhow bursatid.

Yoolka tukashada Iyo muraaqabada waa inay ku faraan waxa lawada yaqaan, waxa la inkirana kaa reebaan, tan hadday jirin waa adagtahay in wadada toosan si joogto ah loo haayo, istiqaamah, inaad iska toostid.

9:30-10:00 am
Amintaan waxaan ku jiray isdiyaarin. 
10:00-10:30
Telefoono dibadda ah wac, shabakadaha si aan ku talo gal ahayn iska fiirfiiri, laakiin is qabo. Arkay warbix muhiim ah.
10:30-11:00 am
Maqaal aan ku daabacay shabakadayda.
11:00 am-11:30 am
Boorso soo gado
11:30-1200 pm
Boorso soo gado
12:00a12:30 pm
Boorso soo gado
12:30-1:00 pm
Markaad eber iska dhigtid, adoo iskorjoogtaynaaya, bacdi waxaad noqonaysaa toosh, bacidna waxaan ku fiicantahay aad ka shaqayn kartaa, bacidna nooli aad ka heli kartaa.
1:00-1:30 pm
Amintaan waxaan bartay waxa ka socda Masar.
1:30-2:00 pm
Waxaan sii waday inaan barto waxa ka socda Masar
2:00-2:30
Muraaqabo.
2:30-3:00 pm
Wrote about an article about Egypt.
3:00-3:30 pm
Xirxirasho aan ku jiraa. 
3:30-4:00 pm 
Boorso eber ka dhig, bacidna alaab ka buuxi.
4:00-4:30 pm
Isdiyaarin sii wad.
4:30-5:00 pm
Bilow akhrinta arimaha Masar
5:00-5:30 pm
La soco arimaha Masar
5:30-6:00 pm
La soco arimaha Masar. Bacdina iska seexo.
6:00-6:30pm
Muraaqabo 10 daqiiqo oo ka mid ah.
6:30-7:00 pm
Sharci cusub haddan waxaan ahayn isdiyaarinta ku mashquulo, waa bixinta $20 doolar, inta caawa ka dhiman. Saas oo kale, was inaan sharci ka soo saaraa, arimaha mudnaanta leh maalin walba.
7:00-7:30 pm
Isdiyaari.
7:30-8:00 pm
Xirxiro.
8:00-8:30 pm
Wax ka qor Masar.
8:30-9:00 pm
Iska naso.
9:30-10:00 pm
Xirxiro
10:00-10:30 pm
Xirxiro
10:30-:11:00 pm
Raashin raadso.
11:30-12:00
Wax qor qor.
 





No comments:

Post a Comment