1200-1230 am
Sii wad qorista arinta Soomaaliya
1230-1:00 am
Teleefishin iska fiirso, bacidna seexo 1:00 am
1:00-9:00 am
Iska hurud
9:00-9:15 am
Isku diyaari iskorjoogto
9:15-9:30 am
Iskorjoogto, waxaan soo kacay ayadoo ay saaranyihiin cadaadisyo, marka soo wari Intay kugu qaadato inaad iska dajisid.
9:30-9:45 am
Iskorjoogto
9:45-10:00 am
Iskorjoogto
10:00-1015 am
Iskorjoogto
1015-1030 am
Iskorjoogto
Waxaan ogaaday maskaxda inay u shaqayso wixii isleh; waxaa kugu soo dhacaaya, wax kale, haddana wax kale, sheeko sheeko ay keentaa.
1030-1045
Iskorjoogto
1045-1100
Amintaan waxaa dhacday inaan istaagiyo fikirka Iyo dhaqdhaqaaqa jirka. Marka waxaan iska rabaa inaan iska daganaado. War Iyo dhaqdhaqaaq ciil uma qabo. Markaan hadlaayo, hadalka waa igu adagtahay. Erayadana waxaa u dhahaa tartiib. Lidkeed waa kan maanta aan meesha ka saaraayo. Waayo markaan shaqada la qabto waa tartiib, laakiin waa looma noqdaan.
1100-1115
Wali iskorjoogto. U qaybi shaqo diyaar u noqo Iyo samay.
1115-1130
Qubays Iyo waxaas.
1130-1145
Qubays Iyo waxaas
1145-1200
Ka shaqaysii internetka
12:001215
Internet maya, xal raadi
1215-1230
Shabakadaha baar
1230-1245
Khubaro waydii, jawaab aan helay
1245-1300
Arimo yar yar meel saar.
1300-1315
Xafiis aad
1315-1330
Kulan xafiis.
1330-1345
Kulan xafiis
1345-1400
Kulan xafiis
1400-1430
Kulan xafiis, saacad Iyo bar, arimo muhiim ah
1430-1445
Dhawnloodgarayso softwayr shabakadaha lagu wado.
1445-1500
Dhawnloodgarayso softwayr
shabakadaha lagu wado.
1500-1630
Arimaha ganacsiga saaxiib hore kala sheekayso
1630-1645
Safar
Shaqo guri
Shaqo guri
1715-1730
Shaqo guri
ShabKada
Qor xusuus qorka
1800-1815
Iska naso.
1815-1830
Fix the Internet t
1830-1900
Check cushions, surf sites
1845-1900
Browse sites
7:00-7:16
Browse sites without aim
1915-1930
Baraarug, iskorjoogto
1930-1945
Muraaqabo, xusuus qorka buuxi
1945-20:00
Xusuus qorka buuxi, muraaqabo
20:00-45
Arimo lama huraan ah qabo
2045-2100
Masaajidka aad.
2100-2145
Masaajiska cabbaar aan joogay sababtana waxaa waaye ninaa qaatay kabahayga, marka inaan sugo ay noqotay ilaa qofka ugu dambeeya meesha ka tago.
2145-2200
Isku diyaari shaqo, bacdina muraaqabo.
2200-2215
Amintaan xisaabi waqtiga meeshuu galay.
Aminta muraaqabada: afar saac
Shaqada, afar saac iyo bar.
2215-2230
Sheeko, leh ahmidyad ganacsi, labo saac iyo 45 daqiiqo. Amintaanw waxay dhantahay 11saac.
Howlo waxaa jira aan jeclahay inay ii qabsoomaan. Shaqadayda waa inay ii qabsoomaan. Shaqada
maalintii marka waa shaqada la rabo in la qabsado.
223-2245
Amintaan waxaa jirta shaqo aan rabo inaan qabto, hadda qabo, laakiin waa inaan isku diyaariyo.
2245-2300
U diyaar noqo shaqada.
23002315
U diyaar noqo shaqada, muraaqabo
2315-2330
Howshii waa qabtay, taleefanna waa diray.
2330-2345
Go'aan aan ka gaaray arimo khuseeya alaabo aan rabay inaan soo gato.
2345-0000
Amintaan waxaan saxsaxay xusuus qorka. Salaamaat.

No comments:
Post a Comment