Sariirta iska dulsaaarnow, bacdina qorshay maalinta.
Iskorjoogto.
9:000-10:00
Markii si fiican la isku korjoogteeyo, qofka waxaa galaysa naf ku riixaysa waxa la isla wadayaqaan inay raayaan.
9:00-9:30 warbixin
9:30-10:40 am
Warbixin ku saabsan Soomaaliya
1000-1100 am
Isdiyaari
1130-1200
Xalka raaaxada kadiska; burso raaxada raysa
Iskorjoogto si loo shaqeeyo mar kale
1230-1310
Taleefan ku hadal, arimo muhiim ab
1310-1340
Maalayacni
1340-1400
Iska beeji
1400-1430
Waxaan la sii qorshayn, maalaayacni
5:-5:30 pm
Maalayacni
5:30-6:00 pm
Xali arimo jira
6:00-6:30 pm
Daal
6:30-7:00 pm
Iskorjoogto bacdina tuko
8:00-8:30
15 daqiiqo korjoogto aad u baahantahay si aad u shaqaysatid
8:30-10:00 pm
Afur Iyo salaad
10:00 am- 10:30 pm
Iskorjpogto
10:30-11:00 pm
Qorshay barri, go'aan igu adag sidaan waqtiga u isticmaali lahaa.
11:00-12:00 am
Maqaal aan raadinaayay aan daabaco, waa waayay, si aan uga jawaabo kuwa warar aan sax ahayn ka faafinaayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, arimaha badda.
No comments:
Post a Comment