Monday, July 22, 2013

Luuliyo 22, 2013

0800-0930
Qorshay maalinta arimaha ganacsiga, jadwalka Iyo xayaysiinta iwm
Odoros Soomaaliya waxna ka qor, iskorjoogto samay. Runtii ka yar aa howsha lagu qaban karay. Laakiin ka macaash arintaan
1200-1230
Jimicso, xusuus qorna samay.
1230-1300
Diyaarso qalabka ku sahlaaya inaad shaqo fiican heshid
1300-1330
Raadso shaqo, bilow warinta 15 daqiiqo. Isticmaal daqiiqad daqiiqad shaqo ah.
1330-1345
Daal aan ka shaqayn waayay, marka iskorjoogto Iyo salaad.
1345-1400 
Iska naso
1400-1430
Nasashada wad, gurigana iska hagaaji. Shaqo aan diyaar u ahay.
1430-1515
Qalab urursiga aa si fiican u socda. Walina waxaan haayaa shidaal badan.
1515-1730
Amintaan shaqo qalabkii lagu raadin lahaa diyaar ka dhigo.
1730-2000
akhri warbixin qaramada midoobay ee Soomaaliya
2000-2200
Amintaan salad iyo iskorjoogto
2200-0000
Warbixin saxsax, bacdina daabac. Barri qorshee.

No comments:

Post a Comment