3:46 am
Ka kacay, bacdina salaad subax aan tukaday. Bacdina waxaan u fariistay iskorjoogto ama muraaqabo Ilaa hadda, oo aha 5:23 am, hal saac iyo labaatan daqiiqo. Amintaan waxaan ogaaday baraarugga inuu daawo yahay.Qofaan baraarugsanayn waa qof hurda oo baabuur wada. Dhib uma yara, tilaabadauu qaado waa dhibaato abuur. Sidee loo baraarugaa? Tilaabo qaad, bacdina fiiri natiijadeeda, hadday fiicnayn, ka joog, haddii kalena ku soco. Markaan saan suubshay, waxaa ii soo baxday dhibka jira inuu ahaa mid ka dhashay waxaan samaynaayay. Quraankana saasuu leeyahay, wixii idin haleela, waxay ka dhasheen waxaad tacbateen, kasb. Marka culays aan ka dareemaayay dhuunta iyo garbaha; culayskaas wuxuu ka dhalanaayay, qayb ahaan, diiradda aan saaraayay meeeshaas, ama lama socon waxaan tacbaayay. Markaan bibaalay inaan baraarugo, waxaan bilaabay inaan la socdo waxa ka dhalanaayay ficilkayga, neefsiga iyo fadhiga, bacdina waxaan bilaabay inana diiradda saaro caloosha hoose. Ka fiiri buuggaan arimahaan oo faahfaahsan.
http://www.lulu.com/shop/samatalis-xayle/yoogada-islaamiga-ah-iyo-sida-loo-suubiyo/ebook/product-21092489.html;jsessionid=7FE1D0D3E82BE1E2DE36C96089C365AD?showPreview=true
Ka kacay, bacdina salaad subax aan tukaday. Bacdina waxaan u fariistay iskorjoogto ama muraaqabo Ilaa hadda, oo aha 5:23 am, hal saac iyo labaatan daqiiqo. Amintaan waxaan ogaaday baraarugga inuu daawo yahay.Qofaan baraarugsanayn waa qof hurda oo baabuur wada. Dhib uma yara, tilaabadauu qaado waa dhibaato abuur. Sidee loo baraarugaa? Tilaabo qaad, bacdina fiiri natiijadeeda, hadday fiicnayn, ka joog, haddii kalena ku soco. Markaan saan suubshay, waxaa ii soo baxday dhibka jira inuu ahaa mid ka dhashay waxaan samaynaayay. Quraankana saasuu leeyahay, wixii idin haleela, waxay ka dhasheen waxaad tacbateen, kasb. Marka culays aan ka dareemaayay dhuunta iyo garbaha; culayskaas wuxuu ka dhalanaayay, qayb ahaan, diiradda aan saaraayay meeeshaas, ama lama socon waxaan tacbaayay. Markaan bibaalay inaan baraarugo, waxaan bilaabay inaan la socdo waxa ka dhalanaayay ficilkayga, neefsiga iyo fadhiga, bacdina waxaan bilaabay inana diiradda saaro caloosha hoose. Ka fiiri buuggaan arimahaan oo faahfaahsan.
The author has provided this preview file:
9:48 am
Ka soo kac, saacadda ma yeerin.
9:48-11:15
Amintaan Soomaaliya wax ka qor
1115-1145
Isdiyaari
1145-1200
Taleefan ku hadal arimo ganacsiga la xiriira
1200-1215
Taleefan Ku hadal arimo ganacsiga la xiriira
1215-1230
Warar iska dhagayso Soomaaliya
1230-1245
Ka shaqay sidii alaab loogu heli lahaa xarunta lagu fadhiisto
1000-1245
Amintaan ma diiwan galin waaga markuu taagnaa, marka ma joogin. Waa amin dhan 2 saacadood Iyo 45 daqiiqo.
1245-1300
Bilow dadaalka wayn, isku barbardhig cabiraadda Iyo qiimaha fadhiga xarunta.
1300-1315
Akhri warbixinta gudiga kuurgalka Soomaaliya Iyo Ereteriya.
1315-1330
Arinta fadhiga dhammee waxaan la badnayn labo saac gudahood, wax kale maya.
1330-1600
Odoros darmo Iyo barshino, qiimaha, cabiraadda. Waa la dalbay.
1600-1615
Shabakadaha akhri, imintaan fikradaha fiican ku qor shabakadaha
1615-1630
Guriga iska habee
1630-1730
Guriga iska habee, nadiifi
1730-1745
Hurdo qac ka sii
1745-1800
Qabatiinka waa diin. Qofka wuxuu qabatiimo waa u diin, dhaqan.
1800-1800
Qabatiin waxaa la dhihi karaa waa wax oo aad iska samaynaysid adoon ogayn ka dib markaas duruufo la kulantid. Tusaale, nin aan saaxiibo nahay aa ku seexan jiray BBC Soomaali, marka maalin cad hadduu maqlo, hurdo aa qabanaysa. Sir wayn ma tahay oo laga fikiro, lagana tilmaansado.
1815-1830
Daabac qormadii aad Soomaaliya ka qortay. Ku dhaqmay labo saac.
Meditate
1815-1830
Iska duko, bacdina iskorjoogto
1830-1845
Soomaaliya wax ka qor
1845-1900
Soomaaliya wax ka qor
1900-1916
Soomaaliya wax ka qor
1915-1930
Amintaan wax qorowga waa iga horyimid, waxaa iga hoos baxday, inaan fasax qaato.
1930-1945
Shaqo fiican ma qaban amintaan.
1945-2000
Amintaan waxaan qabtay shaqo fiican. Laakiin jirka waa diidanyahay inuu shaqeeyo. Dan haka galin, naso, bacdina shaqada meesha ka wad.
2000-2015
Qormada Soomaaliya sii wad.
2015-2030
Qormada Soomaaliya sii wad.
2030-2045
Qormada Soomaaliya sii wad.
2030-2045
Qormada Soomaaliya sii wad. Waxaa I caddaatay, in loo baahanyahay dadaal wayn iyo shaqo ayadoo ay jirto iskacaabin.
2045-2100
Masaajidka aad
2100-2115
Guriga ku soo naqo
Ku laabo qoristii, maya waxaan iska akhristay warbixin cusub oo ku saabsan Soomaaliya
2130-2145
Soomaliya wax ka qor
2145-2200
Amintaan wax ma diiradayn
22-2230
Warbixintii Soomaaliya iska akhri
2230-2340
Howlo muhiim ah qabo markaan
1140-1240
Guriga imow, warbixin yar qor, iyo mid kale. Waxaan ogaaday waxa diidaaya in wax la diiradeeyo ma aha wax yar. Marka barri gal, bacdna dag meesha ay adagtahay in lagu dhumiyo, ama macno darro waqtiga iyo shidaalka lagaaga dhameeyo.
1240-0800
iska seexo.

No comments:
Post a Comment