7:30-8:00 am
Isdiyaari
8:00-8:30 am
Quraac Iyo alaabo soo gado.
Iskorjoogto Iyo u diyaar garow inaad taleefishin ka hadashid adoo xayaysiinaaya mehatadaada.
8:30-9:00 am
U diyaar garow Taleefishan.
9:00 -10:00 am
U diyaar garow Taleefishan. Waxaa wax la qabsadaa, markaad ujeedo cad dooratid, bacdina u shaqaysid.
10:00-1030 am
Taleefishanka waa isniinta, 3:00 pm
10:30-11:30 am
Wax ka qor Soomaaliya
11:00-1130
Wax ka qor Soomaaliya
11:30-1200 pm
13 daqiiqo amintaan wax iska fiirso. Daal dareemay. Iska naso
12:00-12:30 pm
Iska naso
12:30-1:00 pm
Iska naso
1:00-1:30pm
Ma xusuusto
1:30-2:00 pm
Qadooyinkii isbuuca karso
2:00-2:30pm
Qadooyinkii isbuuca karso
2:30 pm 3:00 pm
Qadooyinkii isbuuca karso
3:30-4:00 pm
Qabo shaqo kugu haboon, lacagna ka keen
4:00-4:30 pm
Ujeedo cad hel, waxaad rabtid inaad ka heshid qor, muddo u qabo, ka soo qaad inaad heshay, qorshe hel, qor, hirgali. Habeen walba akhri qormo koobaysa waxa kor ku qoran. Shaqo u qabo waqti kooban, samay maya lacag waa.
4:30-5:00 pm
Naso
5:00-5:30 pm
Shaqooyin yaryar oo nadaafad Iyo habayn khuseeya
5:30-6:00 pm
Iskorjoogtay.
6:00-6:30 pm
Lugay, war iska duub, ama qor.
6:30pm-7:00 pm
Shaqo fiican ma qaban, soo noqo; taleefishin iska fiirso
7:00-7:30 pm
Iskorjoogtay
7:30-8:00 pm
Waxaa I saarnaa amintaan cadaadisyo, marka si toos ah waa u shaqaysan waayay. Waxaan iska duubay filin: sidee ku heshay shaqo aad ku fiicantahay ood lacag ka heshay.
1- waxaan ahay dhag, markaan ismaqlo, dadka hortooda aan wax gartaa, khaasatan markaan ku dul wareegaayo beer
8:00-8:30 pm
I am good at seeing options to an end, but not good I sticking to one. If I see a good option, I will stick to it.
8:30-9:00 pm
9:00-9:30 pm
Iskorjoogto
9:30-10:00 pm
Ismuraaqabeey, bacidna iska duub qorshaynta, daal
10:00-10:30 pm
Wargaysyada khaas ah.
10:30-11:00 pm
Wargaysyada khaaska ah
11:00-11:30 pm
Wargaysyada khaas ah
11:30-12:00 pm
Isku diyaari hurdo.
No comments:
Post a Comment