Friday, July 12, 2013

Luuliyo 12kii, 2013

12:00-12:30 am, iskorjoogto, culaysyo badan oo ka dhashay qaabkaan u arkaayay saaxiibka
12:30-1:00 am,  iskorjoogto kale 
1:00-9:30 am
Iska hurud. Dib u dhac waqtigii hurdada. Arintaan xal cad ka keen maalmaha dhiman.
9:30-10:00
Wax ka qor Soomaaliya
10:00-10:30 am
Iskorjoogto
10:30-11:00 am
Iskorjoog
11:00-11:30 am
Guriga hagaagso
11:30-12:00 pm
Iskadobowareeg
12:00-12:30 pm
Baar alaabaha la dhigi lahaa ganacsiga cusub
12:30-1:00 pm
Raadraadi alaabihii la dhigi lahaa ganacsiga cusub
1:00-1:30 pm
Salaadda Jimcaha
1:30-2:00 pm
Masaajidka ku caawi inay lacag ururiyaan, 
2:00-2:30 pm
U safar xafiis
2:30-3:00 pm
Arji soo qaado.
3:00-3:30 pm
Buuxi, culaysyo jiro daji.
3:30-4:00 pm
Buuxi Arji
4:00-4:30 pm
Buuxi arji
4:30-5:00 pm
Shabakadda ciriiri.
5:00-5:30pm
Is
Safar ya,
5:30-6:00 pm
Safar xagga lugta ah, raashin iska gado
6:00-6:30 pm
Amintaan  waxaan imid guriga 
6:30-7:00 pm
Waxaan iska horfariistay Taleefishinka.
7:00pm-7:30 pm
Waa iska nastay
7:30-8:00 pm
Iska dabowareeg
8:00-8:30 pm
Iskadabowareeg
8:30-9:00 pm
Saxsax wargaysyada 
9:00-9:30
Warbixin ku saabsan Soomaaliya
9:30-10:00 pm
Warbixin ku saabsan Soomaaliya
10:00 pm-1030 pm
Muraaqabo
10:30-11:00 pm
La sheekayso saaxiib
11:00-11:30 pm
La sheekayso saaxiib
11:30-12:00 am
La sheekayso saaxiib
12:00-12:30 am
La sheekayso saaxiib
12:30-1:00 am
La sheekayso saaxiib
1:00-1:30 am
La sheekayso saaxiib
1:30-2:00 am
Iskorjoogtay, ayadoon ay jirin diiradayn. 
2:00-: 2:30 am
Hurdo isku diyaari, bacdina seexo
2:30-8:30 am
Iska hurud

No comments:

Post a Comment