Waa seexday. Ujeedooyinka maanta oo muddaysan naga fisha.
Riyo qorqoray, salad tukaday, safarka arimo la xiriira hagaajiyay.
Iskorjoogto, laabatan daqiiqo oo murabac buuxa ah. Arintaan waa guul.
Soomaaliya wax ka qor. Soo wari shaqadaas ma ahane inaad shaqo kale iska dhaaftay.
Waa dhameeyay qoristii amintaan. Waxaan kaloo bilaabay alaab harsan inaan xirxirto.
10:00-1030
Amitaan waa isdiyaariyay, quraac Iyo qubays arimahaas.
1030-1100
Waxaan sii waday arimihii isdiyaarinta.
1100-1130
Iskorjoogto, Iyo arimo kale oo yar yar. Su'sshii ahayd Luuliyo waxaa nooli dhan $1000 kala soo baxday waxaad ku fiicantahay maka jeaabtay?
Nus saac walba in laga jawaabo, ayadoo la isticmaalaayo, wax walba oo la heli karo.
Labo duruuf aa shaqo dhaxalgal ah la qabtaa, intaan aqaano. Mid waa marka la socdo, lagu dul wareegaayo beer ama meel geedo leh; midna waa marna iskorjoogtada la dhameeyo. Shaqadayda maalinta labadaas ay u qaybsantahay. Marka la socdo iska duub jawaabaha su'aasha sidee waxaad ku fiicantahay nooli aad ugala soo baxday, kuwaaan waa maalin walba, hadday duruufta diidin.
1200-1230
Iskorjoogto bacdina wad ka jawaabka su'aasha nooliga.
12:30-1300
Waxaan wajibuug ku qoray tahniyad shicibka Maraykanka.
1300-1330
Wargaysyada gaarka ah casri ka dhig.
No comments:
Post a Comment