8:00 am-8:30 am
Haddaan ka warqabo waxa socda, waxay ila tahay inay meesha ku haboontahayna, si kaftan ku jiro aan uga hadlo, waxa kalana aan iska dhaafo, tanna aan caado ka dhigto, cadaadisyada jira waa iska yaraadaan, sidaas darteed, uma baahni iskorjoogto badan hurdo ka hor Iyo ka gadaal. Waxaana awood buuxda u heliaa inaan shaqadayda si fiican u qabsado.
Saan in wax loo wadwado waxay u baahantahay digtooni ah.
Su'aashii hore ku noqo,
Sidee waxaad ku fiicantahay nooli uga heshay? Xoogga saar natiijooyin yar yar, bacidna soo saar.
Sax wargaysyada
Sax wargaysyada, qor arinta Soomaaliya
Ka qor arimaha Soomaaliya
Isdiyaari, akhri buug
1030-11:00
Isdiyaari, sii qorshay.
Qorshay waxaan rabo,
Waxaan go'aan ku gaaray inaan suubiyo meel la isku korjoogteeyo, oy u dhanyihiin,
Baar agabka loo baahanyahay ee muraaqabada.
12:00-12:30 am
Iska dabowareeg, arimo yaryar qabso.
12:30-1:00 pm
Isdiyaari, gurigana ka tag.
1:00-1:30 pm
Safar, wacwac meelo xarun laga furto.
1:30-2:00 pm
Safar, wacwac meelo xarun laga furto
Tukasho, cafin, ismarin waxay kuu sahlaysaa inaad wax badan islamarkaas xalisid.
2:00 -2:30 pm
Meelo badan fiiri oo la kiraysto
2:30-3:00 pm
Meelo badan fiiri oo la kiraysto
3:00-3:30 pm
Haddana aad dhankaas meelo kale oo la kiraysto.
3:30-4:00 pm
Dhex dag, baarbaar qol ku yaal Karmel.
4:00-4:30 pm
Wali Karmel, buug badan.
4:30-5:00 pm
Jaarji garayso batariga, wargaysyada casri ka dhig
5:00-5:30 pm
U sharax dhalinyaro macnaha howsha aan wado.
5:30-6:00 pm
Lig
6:00-6:30
Safar
6:30-7:00 pm
Soomaaliya wax ka qor
7:30-8:00 pm
Soomaaliya wax ka qor
8:00-8:30 pm
Naso
8:30-9:00 pm
Isgartay inaan tiih ku jiray
9:00-9:30 pm
Wax ka qor Soomaaliya
9:30-10:00 pm
Wax ka qor Soomaaliya
10:00-10:30 pm
Sheeko
10:30-11:00 pm
Sheeko
11:00-11:30
Sheeko
11:30-12:00 am
Wargaysyada qor.
No comments:
Post a Comment