Tuesday, July 2, 2013

Labo Luuliyo, 2013

12:00-12:45 am
Amintaan waxaan ku jiray iskorjoogto. Waa isnadiifin waaye, maalin dheer ka dib
12:45-8:00 am
Hurdo
8:000-8:40 am
Isdiyaarin, qubays Iyo quraac.
8:40-9:00
Muraaqabo
9:00-9:30 am
Soomaaliya aan wax ka qoray.
9:30 am- 10:00 am
Amintaan qoraalkii aan sii waday
10:00-10:30
Amintaan waxaa jiray waxoogaa yar inaan ku laabtay shabakad iska dawaaf. Waa isqabtay, bacidna waxaan bilaabay inaa ka shaqeeyo arin maanta is sugaysay. Arintii waa qorsheeyay.
10:30-11:00 am
Howshii fulinteeda aan ku jiraa.
11:00-11:30 am
Maalayacni maya, shaqo aana wali ku jiraa la qorsheeyay.
11:30-12:00pm
Shaqadii wali sidii ay u socotaa.
12:00-1230
U dirow alaab gobol kale.
12:30-1300
U safar boosto kale, waa qaali.
1300-1330
Guriga iska soo noqo.
1330-1400
iska qaday.
1400-1430
Mar kale isku day inaan alaabtii diro.
1430-1500
Baakado soo helay, laakiin kuma filna.
1500-1530
Ka raadi bakhaar kale.
1530-1600
Waa ka waayay, daris aan ka helay.
1600-1630
Waa baakadeeyay.
1630-1700
Aaakhirkii waa diray baakaddii.
1700-1730
Maalayacni yar gal, buug iska akhriso, wallow uu jiray digniin, ha samayn.
1730-1800
ismuraaqabay.
1800-1830
Ismaruabay wali. Bilow faalo ka qorista qormo laga qoray maalka dadwaynaha Soomaaliya.
1830-1900
Faallo qorowga wad.
1900-1930
Faallo qorowga wad.
1930-2000
Faallo qorowga wad.
2000-2030
Faallo qorowga wad, iyo fasax gaaban.
2030-2100
Faallo qorowga wad.
2100-2130
Faallo qorowga wad.
2130-2200
Faallo qorowga wad.
2200-2230
Wargaysyada gaarka ah wax ka qor.
2230-2300
Wargaysyada gaarka ah wax ka qor iyo qormooyinkii hore shabakadda ku daabac.
2300-2330 Wargaysyada gaarka ah wax ka qor
2330-0000
Wargaysyada gaarka ah wax ka qor

 

No comments:

Post a Comment