Afarta Luuliyo, 2013
Waa seexday. Ujeedooyinka maanta oo muddaysan naga fisha.
Riyo qorqoray, salad tukaday, safarka arimo la xiriira hagaajiyay.
Iskorjoogto, laabatan daqiiqo oo murabac buuxa ah. Arintaan waa guul.
Soomaaliya wax ka qor. Soo wari shaqadaas ma ahane inaad shaqo kale iska dhaaftay.
Waa dhameeyay qoristii amintaan. Waxaan kaloo bilaabay alaab harsan inaan xirxirto.
Amitaan waa isdiyaariyay, quraac Iyo qubays arimahaas.
1030-1100
Waxaan sii waday arimihii isdiyaarinta.
1100-1130
Iskorjoogto, Iyo arimo kale oo yar yar. Su'sshii ahayd Luuliyo waxaa nooli dhan $1000 kala soo baxday waxaad ku fiicantahay maka jeaabtay?
Nus saac walba in laga jawaabo, ayadoo la isticmaalaayo, wax walba oo la heli karo.
Labo duruuf aa shaqo dhaxalgal ah la qabtaa, intaan aqaano. Mid waa marka la socdo, lagu dul wareegaayo beer ama meel geedo leh; midna waa marna iskorjoogtada la dhameeyo. Shaqadayda maalinta labadaas ay u qaybsantahay. Marka la socdo iska duub jawaabaha su'aasha sidee waxaad ku fiicantahay nooli aad ugala soo baxday, kuwaaan waa maalin walba, hadday duruufta diidin.
1200-1230
Iskorjoogto bacdina wad ka jawaabka su'aasha nooliga.
Waxaan wajibuug ku qoray tahniyad shicibka Maraykanka.
1300-1330
Wargaysyada gaarka ah casri ka dhig.
1330-1400
Amintaan safar
1400-1430
Wali Safar
Waxaan ogaaday markaan marwo ku mashquulo waa labo, ama waa iska helnay ama iskama helin; markay tan dambe tahay waa shaki marka waa labo mid, tijaabi ama k tag. Mid waxaa jirta shaki kuma jiro ah.
1430-1500
Waxaa kaloo la dhihi karaa shaki kuma jiro Iyo shaki aa ku jira. Baaritaan ka dib xittaa saan tahay, shaki aa ku jira waa ka tag.
1500-1530
Dayuuro dageenka aan joogaa.
1530-1600 mar Isbaaro.
1600-1630
Iska seexo
1630-1700
Amintaan ka fikir qorshaha shaqada. Inaan isku muraaqabeeyo meel dadka iga arki karaan, bacidna ay dhahaa, war arintaan na bar.
1700-1730
Iska naso, sii qorshee, bacidna qorshaha fuli, nus saac walba, ama $5 iska bixi. Balan yeelo. Daacad noqo, haddii aad samayn kartid, bacidna aadan samayn, lacagta iska bixi.
1730-1800
Iska muraaqabee ama sheeko iska gal.
1800-1830
Safka gal diyaaradda
1830-1900
Diyaaradda fadhiiso, go'aan laawanimo aa anintaan ii diiday inaan shaqo qabasado.
1900-1930
Qor wargaysyada
Wargayska Afka Ingiriisiga ku qor.
2000-2030
Shaki kuma jiro shakiga aad ka saaraysaa, haddii laga saari waayana ka tag.Tan caado ka dhigo. Arintaan waxay ku galinaysaa kalsooni, haddan la isla rabin, ama shaki gasho ka soco. Amintaan waxaan ku jiray labo diyaaro u kala goosh
2030-2100
Wali u kala goosh; waxaan ku sigtay inay diyaaradda iga tagto, aminta la dhahay waa baxaysaa, aan u qaatay waa la koraa, 30 daqiiqo ka hor albaabka joog.
2100-2130
Af-ingiriis wargayskaan u badal amintaan.
2130-2200
Wali wargaysyada af qalaad ku qorl, bacidna siyaasada bilow.
2200-2230
Cadaadisyo aa isoo korey, marka neef ku daji, aan damcay, khatar, hawo fiican ma jirto hawada sare. Dan kama galin, waa iska dajiyay cadaadisyadii anoo raacaaya qaabka neefsiga aan ku magac dhabay buugga aan qoray ee beeca ah ee la dhaho yoogada Islaamiga ah, ka hel lulu.com, qore Samatalis Xayle
2130-2200
Saacadda oo dib u dhacday.
Internet ma jirto. La mana sii qorshayn, bacdi shaqada lama siyaasada lama qaban markii la haayay fursad. Bari qorshee.
2230-2230
Amintaan boorsooyin jiidjiid
2030-2300
Safar dhanka guri
2300-2330
Wali safar
Safar
Iswaraysi
Iswaraysi
No comments:
Post a Comment