Seexo
Muraaqabo
Muraaqabo Iyo waxyaabo kale
Wax ka qor arimaha Soomaaliya
Wax ka qor arimaha Soomaaliya
Wax ka qor arimaha Soomaaliya
1000-1030
Isdiyaarin
1030-1100
Isdiyaarin
1100-1130
Quraac
1130-1200
Lugee, ganacsi qorshee.
1200-1230
Lugee, ganacsi qorshee
1230-1300
Lugee, ganacsi qorshee
1300-1330
Salaad jimco
1330-1400
Xayaysiin samayso barri
1400-1430
Karamell xafiis ka raadso
1430-1500
Karamell xafiis ka raadso
Xafiis waa waayay
1500-1530
Liis meelaha banaan aa la I siiyay.
1530-1600
Marka hore liis ma waydiisan
1600-1630
Xafiis waa helay.
1630-1700
Saaxiib la sheekayso, siyaaso
1700-1730
Safar
1730-1800
Safar
6:00-6:30
Iska naso
6:30-7:00 pm
Wax iska akhri, bilow iskorjoogto
7:00-7:30
Muraaqabo kale, si aan fareesh u noqdo
7:30-8:00 pm
Maanta shaqo fiicna ma qaban
8:00:-8:30pm
Wargayskaan qor
8:30-9:00
Wargays qor
9:00-9:30
Saaxiib la kulan la sheekayso
9:30-10:00
Saaxiib la kulan la sheekayso
1000-1030
Saaxiib la kulan la sheekayso
1030-1100
Saaxiib la kulan la sheekayso
1100-1130
Saaxiib la kulan la sheekayso
Wargaysyada qor
Wargaysyada qor
Diyaar noqo, bacidna seexo
No comments:
Post a Comment