0800-1200
Amintaan waxaan qoray xusuus qorada, iyo arimaha Soomaaliya, bacdina diyaar aan noqday, gurigana waa ka baxay.
12-1300
Guriga ka tag, dano ka dhamayso magaalada,
1300-1400
Muraaqabo iyo socod, shaqo ka raadso shabakadaha, bacdina xafiis aad.

1400-1500
Kiraysi xafiiska dhamayso
Kiraysi xafiiska dhamayso
15001715
Soo adeego, bacdina guriga imow.
Soo adeego, bacdina guriga imow.
1715-1800
Iska naso, guriga iska habee, taleefishan iska daawo.
1800-1900
Ismuraaqabee amintaan, si fiican ma dareemayn. Shaqo fiican ma soo qaban, 40 daqiiqo ku dhawaad ismuraaqabee. Bacdina waxaan dareemay si fiican.

1900-2000
Shaqo fiican aan qabtay, laakiin waa fadhin waayay, marka iskataag.
2000-2100
Amintaan dadaalka shaqada waa sii waday, laakiin waa daalay, cabbaar ka dib, 20kii daqiiqo oo ugu dambaysay, bacdina internet iyo TV daawasho aan iska galay.
2100-2200
Amintaan afur iyo qaraabo arimo isla xaliya.
2200-2300

2300-000
Amintaan afur iyo qaraabo arimo isla xaliya, bacdina soo safar
0000-0045
Amintaan muraaqabo, arimo yar yar oo muhiim, bacdina waxaan ku dhacay taleefishan kooban, iyo shabakad dawaafow.

Waxaa la dhihi karaa shaqo fiican waxaan qabtay amin dhan 9 saacadood. Xal aan u helay arinta taleefishinka iyo shabakadaha, iyo diididda shaqada, mirir mirir shaqay, ayadoo neefta cishoontahay. Maalin wanaagsan.
No comments:
Post a Comment