Tuesday, July 16, 2013

Luuliyo, 16, 2013

I11:00pm-12:00 am
Amintaan filin wax laga baran karo fiirso.
Marax uu noqday
Arintaan waxay ka horimaanaysaa jadwalka hurdada, marka haddii aan isku arko hadda ka dib, jabinta jadwalka, waa $50 bixi, isla markaas
12:00-0800 
Iska seexo
Caajis Iyo daal, sariirta iska korjoog.
Arintaan waxay ka horimaanaysaa jadwalka hurdada, marka haddii aan isku arko hadda ka dib, jabinta jadwalka, waa $50 bixi, isla markaas.
Iskorjoogto
Iskorjoogto. Waxaan istaajiyay dhaqdhaqaaq nooc walba, daqiiqad daqiiqo, bacdina waa badiyay aminta. Wax yar ku bilow, bacidna badi.
1000-1030
Sii wad muraaqabada, bacdina qor wargaysyada.
Markaad salaadda si fiican u tukatid, isna muraaqabaysid haddaad u baahantahay, waa adagtahay in shaydaan ku duufsado.
10:3011:00 am
Diyaar aan ahay. Haddana taleefan, dano oo muhiim ah.
1100-1130 am
Baaritaan sidaan ku heli lahaa internet
11:30-1200
Ka shaqay sidaan ku heli lahaa internet, kambiyuutarka gacanta.
1230-1300
Wac isbirnti, arimo khuseeya shabakadda Iyo tilifoonka.
1300-1330
Wac isbirnti, arimo khuseeya shabakadda Iyo tilifoonka
Wac isbirnti, arimo khuseeya shabakadda Iyo tilifoonka
1400-1430 Wac isbirnti, arimo khuseeya shabakadda Iyo tilifoonka
1430-1500
Diiwaan gali, waxoogaa iska naso.
1500-1530
Casriyay wargaysyada 
Iska naso
1600-1630
Isdiyaari, safar, guriga ka tag
Bus saarnow.
17:00-1730
Amintaan, dariska la wadaag, lacagtana la bixj, isla meeshii waaye. Tan waxaan ogaaday xisaab ka dib, marka laga reebo inaad lacag la'aan ku heshid, taclu, ama tacluug.
1730-1800
Waxaa la ii sheegay inaan aado xarun  kale
1800-1830 
Waxaan imid dukaankii kale, internetna waa gatay.
1830-1900
Amintaan waa soo safray.
1900-1930
Waxaan imid maktabad, waa iskaga nastay
Amintaan waxaan soo aaday guriga
2000-2030
Iskadaba wareeg.
2030-2100 
Iskorjoogto
21-2130
Maqrib Iyo afur
2130-2200
Sheeko, si fiican ma dareemin amintaan, sababtana waxaa waaye wargaysyada ma qorin, shaqo fiicanna ma qabsan.
2200-2230
Iskorjoogto, markaan maalayacni galo, waa inaan muraaqabo sameeyo, si aan isku nadiifiyo
2230-2300
Sax wargaysyada 
2300-2330
Soomaaliya wax ka qor, iskana maahsanow
Soomaaliya wax ka qor.

No comments:

Post a Comment