Sunday, July 21, 2013

Luuliyo 21, 2013

2300-0800
Waxaan hurday 9 saacadood. Waxaan ka soo kacay anoo si fiican u nastay. Walow madaxa qaybtiisa dambe la iga haayo. Riyooyin bandanna waa ku riyooday, oo u badan dumar, iyo burso lacag ah oo iga dhuntay.
0800-0815
Isdiyaari
0815-0830
iskadabowareeg
0830-0845
Iskorjoogto
0845-0900
Ujeedo cad oo muddaysan ma leedahay; haa ? haddii aad samayn, adoo sabab la garwaaqsan karo haysta, waxaa waajahaysaa khasaaro maal oo aad xamili Karin? haa; bacdi waxay u badantahay inaad guulaysatid. Haddii kale, khasaarayaasha aad ka mid tahay.
0900-0915
Ujeedo cad oo aminaysan,
15ka daqiiqo oo soo socda xoogga saar iska dajinta culaabta kaa saaran madaxa qaybtiisa dambe, adoo maraaya qabka lagu xusay labada kutub ee arintaan laga qoray. Haddii kale, $20  sii qof u qalma isla hadda. Waa bilaabatay. Jadwal ku shaqay, leh ujeedo cad, waqti cad, iyo haddii la samayn waayo, maal khasaar tiro badan. Waa sameeyay, wallow culaabtii xoogeedii meesha laga saaray, haddana wali waxaa ku harsan.Marka inta hartay waa dajin.
0915-1234
Waa amin dhan 3 saac. Waxaan qoray warbixin dheer oo ku saabsan Soomaaliya. Waxaan saxsaxay warbixin kale. Fasaxyana waa qaatay. Laakiin waqti ka yar aa howsha lagu qaban karay. Haddana bilow dadaalkii waynaa. Qorshee 15 daqiiqo walba, bacdina fuli. Hadda ka bilow.

1234-1250
Amintaan wali culaab aa iga saaran madaxa qaybtiisa dambe, marka iska daji amintaan, wax kale ha qaban. Shaqo kale haddaad qabatid, waxaad haysataa 3 mirir markaad ogaatid inaad ka baxdid, haddii kale $20 iska bixi.
1250-1305
Ku celi iskoorjoogto, bacdina salaadda waqtigeeda tuko, 15 daqiiqo ka dib.
1305-1320
sii wad muraaqabada.
11320-1335
sii wad muraaqabada.
1335-1350
Salaad tuko.
1350-1405
Raashin karso.
4ta saac oo soo socota ku mashquul shaqo codsi. 
4ta ku xigtana qorshaha isbuuca ee shaqada.
1450-1700
Amintaan waxaan ku mashquul noqday raashin karis
1700-2100
Amintaan waxaan ku mashquulay arin muhiim ah.
2000-2030
Jimicsi
2030-2045
Jimicsi
2046-2100
Qor xusuu qor. 
212246
Xusuus qor 
 
Arimo saaxiibo ah ku mashquul.
Sida muuqata lama qorshayn, bacdina lama hirgalin waa inoo barri, dadaalka wayn.

No comments:

Post a Comment