Waxaan
ku riyooday marwo igu dhahday ma leedahay
asluub, yacni faashan ama istaayal, waxaan dhahay wax badan aan ka qoray arintaas, anoo jooga meel
aan wax ka bartay oo la dhaho MCTC.
Gadaal waxaan ka ogaaday mar walba oon wax falno, ma ogin, gadaal un aan
ka ogaanaa, sidaas darteed, haddii aan rabno inaan guul gaarno waxaa lama
huraan ah asluub. Si Kale iima muuqato.
No comments:
Post a Comment