Waxaad u qabtaa culays I saarnaa in la Iga dajiyay markaan u shaqaystay sidaan: shaqadaan waa qabanaa amin hebel ka hor ama $20 aan siinaa qofka miskiinka ah oo ugu soo horeeya ee aan arko. Xor aan noqday. Waxaad u qabtaa inuu waa cusub ii baryay. Waana ii baryayba.
No comments:
Post a Comment