Waxaan samaynaa tijaabo, bacdamaa ay ii qorshaysantahay inaan 12 saac meel fadhiyo. Tijaabada waxay noqonaysaa qorshay waxaad suubinaysid aminta soo socota bacdina suubi. Ka bilow 40ka daqiiqo ee ka dhiman saacadda. Wax ka saxsax buug soo baxaaya Juun 30keeda, bacdina inta ku soo daabac shaqadaada.
No comments:
Post a Comment