Runtii dhabta waa in laga soo qaado in cadiwgaaga inuu wanaag rabo, xitaa hadduu rabin xujo aad ku oogaysaa, waa toosinaysaa. Adna saas kuu fiican aakhiro iyo adduun. Lama liqi karo In cadiwgaaga inuu wanaag rabo, laakiin waa awood tiro badan ood helaysid, waxaad uga nabadgalaysaa dhib tiro badan. Dadkoo dhan waa hal naf oo wanaag raba, laakiin wadiiqo xun qaadaayaa, marka kula dagaal toosintiisa jidka Ilaahay dhexdiisa.
No comments:
Post a Comment