Thursday, May 23, 2013

Dhabeeco Iyo qabatiinkeeda

Dhabeeco, 21 maalin, 21 maalmood oo soo socda waa dhabeeco ka hadal. Hurdo. Markaan rabo, ma imaato, maraan shaqo ku jiro ay imaataa. Arintaan waa ka adkaaday. Sababtana waxaa waaye diid Iyo shaah Iyo inaan seexdo markaan qorsheeyo inaan seexdo.

Shaqada inaan qabsado markaan caaboonahay. Waa dhabeeco labaad.


Inaan ku dadaalo sixidda buugga.

Inaan ka hadlo waxa meesha ku jira kaliya.

Inaan bursado ujeedooyin cadcad.

Inaan intaan sixin buuggaagta inaan muraaqabo sameeyo fareesh iga dhigta. Waa markaan markaan qabsado shaqo dhaxalgal ah oon u baahnayn sixid.

Tan waxaan ka dhigtay caado. 

Caado
1- muraaqabo shaqo ka hor, muraaqabada ku jir ilaa aad carcar yeelatid.
2- hurdo maya markaan la qorshayn, haa marka la qorsheeyay
3- Waxaa hadda jooga ka hadal
4- Ujeedooyin cad burso, waxa kalena iska dhaaf.


No comments:

Post a Comment