Sunday, May 19, 2013

Raaxada

Aristootal wuxuu leeyahay raaxadu waa howl dhabiici ah oon la is hortaagin. Marka, qormadana waa sidaas. Qormada fiican waa midda iska soo dagta oo sideeda loo wariye is hortaag la'aan.

No comments:

Post a Comment