Saturday, May 25, 2013

Dhabeeco qaybta labaad

Shalay waxaan seexday 8 saac celcelis. Haddana, hurdo ima dayn. Bacdi muraaqabo waa samayn waayay si aan u shaqaysto.

Go'aano cad ma bursan. Shaki aa igalay, walow aan iskaga saaray, markaan tijaabiyay ka dib. 

No comments:

Post a Comment