Tuesday, May 14, 2013

Olaleeyaha sida ugu fiican ow u howl galo


Marar waxaa jirta aad shaqo fiican oo tiro badan qabankartid, markaan shaqadaada qabso. Shakhsiyad waxaa jirta la dhaho olaleeye, loona soo gaabiyo ENFP,  saan ay u howlgashaa, markay caaboontahay, ayshaqadeeda qabsataa, inta kale waa iscaaboonaysaa.

U malaynta ama ilhaamka  shakhsiyadaan waxay ka howgalshaa banaanka, markaow qofka mashquulsanyahay.

Tusaale, qofkaan markow magaalada joogo haddow iskamashquulo, waa u shaqaynaysaa,  saan xaasama lacag ama xittaa nabad iyo xuriyo macquulaat ah ow ku heli karaa. Laakiin ufiirso waa macquulaad, wax dhici kara, waxay u baahanyihiin in laga dhigo waxdhacay.

Bacdi marka saan dhacdo, waa dareemaa, marwadaan waa iskahesheen, saan aadna iskaga hesheen, warar khaas ah  aa ku soo dhacaaya, meel gaar ah oo arintajirta khusaysa aa kacaysa, wayrax.

Bacdi waxaa dabo galaaya  fikir laga fikiraayo waxaan macquulk ah, waxaaxiga in  shanta dareeme lagu dareemo,taabasho oo kale, ama la maqlo, ama la uriyo, ama la arko sawir ama ladhadhamiyo.


No comments:

Post a Comment