Midka ka mid ah siyaabaha wax loo qorsheeyo.
1- Qaaradaynta maskaxda. Kan waa qaab uu alifay nin la yiraahdo Toni Buzan. Erayga ugu muhiimsan aa dhexda dhigayaaa, inta kalena waa ka farcamaysaa. Eray walba muhiim ah haddaad awoodid, waxaad la socod siinaysaa sawir gacmeed.
2- Isdhig meelaha aad markaad joogtid aad shaqada fiican qabatid.
3- Habeenkii ha seexan ilaa aad qorshaysid maalinta imaanaysa, ama qofka kuugu soo horeeya lacag sii.
4- Haddaad natiijooyinka aa doortay aad dhalin waysid sababo la xiriira waxaad qaban kartay laakiin adaan qaban, lacag ha kaa dhimato.
5- Natiijooyinka ha go'naadeen, laakiin wadooyinka ha furnaadeen.
6- Dadka qaarkiis waxay jecelyihiin labadaba inay dagsanyihiin, yoolka iyo wadiiqada, waa arin fiican.
No comments:
Post a Comment