Shalay si fiican aan u nastay, una seexday, ilaa 11 saac.
Muraaqabada
Intaan saxsixidda samayn waxaan sameeyay muraaqabo. Arintaan waxay ku socotaa inaan qabatiimo.
Dadaalka.
Si loo qabatiimo dadaal joogto ah, waxaa lama huraan ah, dadaal ka badan inta aan u malaynayno in loo baahanyahay.
No comments:
Post a Comment