Marka dhabeecooyinka aan ka hadli doono waxay noqon doonaan hadda wixii ka dambeeya dadaal.
Ujeedo Iyo qorshe.
Xoogga saar waxa la isla rabo, si loo wada raayo. Dadka fahan Intay ku fahmin, bacdina ku adkay inay ku fahmaan. Waxa meesha ka soo baxa ku dhag, oo inta badan ka fiican waxaad sheegtay, ayagana ay sheegeen.
U beeji, bacdina meesha ka bilow.
No comments:
Post a Comment