Waxna ma qorshayn si waafi ah.
Sida caadiga ah fursado badan oo waxaa jira ii imaada, xagga ganacsiga tusaale. Maka faaiidaysto. Marka waxaan helay qaab aan uga faaiido. Waa u sii diyaargaroobaa. Anoo cajalad ku duuba, waxaan samayn lahaa, haddii aan fursadaas helo, ileen dhag aan ahaye.
No comments:
Post a Comment