Thursday, May 16, 2013

Waa hadda iyo barri, waa socoto

Dhabeeco, warkaan u fiirso, guul iyo guul darro meeshaanay saldhigataa.

Waxaan arkay hamaansi, madax xogxog ay hurdo dabo gasho mar walb oon damco inaan shaqo qabsado iyo wajibuug fiiri ama waxaan iyo waxaas fiiri bal iwm. Amin faro badan aa saan iiga tagtay.

Shakhsiyada la dhaho dallaalka firkirka, ama ENFP, waa shakhsiyad barri ah, maya hadda, munaasabkana waa hadda, maya berri. Sidaas darteed dallaalka waxa taagan inay ka fakadaan ma aha . Munaasabkana waxa soo socda.




No comments:

Post a Comment