Sunday, May 26, 2013

Dhabeeco, maalintii saddexaad

Hurdo

Waxaan seexday 7 saac. Qaybta saddexaad ee igu dambaysa maalinta,
Casir ku dhawaad, waxaan bilaabay inaan hurdo mar walba oon damco inaan iskorjoogto sameeyo. Waxaa ii muuqata inaan u baahanahay inaan mar hurdo ka dhargo, si markaas maalintii oo dhan aan iskaga xamaasho. 

Dadaal shaqo. 
5 saacadood celcelis ah aan shaqo qabtay. Qorshaha waxow ahaa,  9 sacadoodd oo shaqo ah, sidaan hadda fikiray. 

Muraaqabo. Saacad muraaqabo aan suubshay. 




No comments:

Post a Comment