Diinta Islaamka, tusaale ahaan, waxaa la dhahaa yoolkeeda, waa in laga leexiyaa dadka hortaagan fidinteeda, bacdi waa wax iska dabiici ah inay fido, sababtoo ab waa wanaagga ugu sareeya oo la bursan karo.
Marka qofka wuxuu Ilaahay u fududeeyay ow suubsho, waxyaabo waxaa jira oo tiro badan oo hor istaagaya, in laga wareejiyo lee waaye. Warka intaas ow ku dhanyahay.
Ka wareejintaas waxay u baahantahay dadaal joogto ah. Dadaaladaas lagu wareejinaayo waa in caado laga dhigtaa.
No comments:
Post a Comment