Saturday, May 18, 2013

Qaabka go'aan loo qaato.

Dad waxaa jira wax walba samaynaaya si ay go'aan u gaarin, hadday gaarana wax walba samaynaaya inay jabiyaan. Marka lagama filan karo inay go'aan gaaraan, hadday gaaraana inay xurmeeyaan. Bacdi In la abuuro jawi ay wadiiqo kale furnayn aan ka ahayn khasaaro waxay noqonaysaa lama huraan, laakiin khasaaraha waa inuu lacag noqdaa, qofka ka go'da dhibaato badan u keenaysa, bacdi ay tahay wuxuu ka fikir karin.

Maalin hebel saacad hebel waxaan suubinaa saas iyo saas, haddaan suubin waayana intaas siinaa qofkii waydiista.
Ama saaxiib ku dheh arintaan ii samee, u baahan lacagta.

No comments:

Post a Comment