Ishaarada.
Maalin maalmaha ka mid ah aan meel suuq ah imid; marka waxaan islahaa,
waxaan gado, bacidna waa hindhisay, bacidna intay hindhisada socotay aa
gadaal la ii jeediyay, bacidna waxaan arkay marwo sii jeeda, oo iska
taagan.
Horay aan aritnaan u arkay, madaxayga qayb ka mid ah oo waxaa jirta shaqaysa markaan mashquulka iska ahay, oon waxba haynin. Bacdi waxaan dhahay haddii madaxayga ow I tuso, marwo la aroosi karo, waa iska aroosaa, mana ka gaabsanaayo. Bacdi arintaan aa dhacday.
Markaas wax fikir ah ama dareen ah oon marwada u qabo iguma soo dhicin. Marka waxaan isdhahay, markaan fiirshayna wax kale ay iila ekaatay. Marka waa ka tagay. Cabbaar ka dib haddana waxaan arkay ayadoo gadaashayda taagan, oo rabta inay wax gadato. Marwoy, aan ku dhahay, maxaa ka qabtaa inaan wadahadalno. Ninaa na soo fiirshay, bacdi waxay tiri, waa fiicanahay. Marka waxaan u gartay, kuma jiro. Marka waa ka tagay.

No comments:
Post a Comment