Monday, May 6, 2013

Iskorjoogtay si aad shaqadaada u qabsatid.

Inaad ka warqabtid waxaad dareemaysid, bacdina dhahdid waxaan aan ka fakiraayaa hadda, ama waxaas aan dareemaayaa, meeshaas aan ka dareemaayaa; adoo og inaad adiga arintaas qayb ka noqon kartid, bacdi na nicin ahana caashaqin, laakiin iska ogow; bacdina waxaad dhahdaa Ilaahow arintaan ii furdaami, Ilaahay waa ku filanyahay; wuxuuna dhahay i waydiiso, waa ku siinaa; ogaanshaha naftiisa aa ku filan. Bacdina waxaad ogaanaysaa in shaydaanka uu shaqo ku jiro, waadna baranaysaa.


No comments:

Post a Comment