Friday, May 3, 2013

Qorshaha bisha May.

Bishaan May waxaan qabanaa waxaan horay h qaban.
1- dagaal aan ku qaadaa lagu cirib tiraayo maalayacniga. Sababtoo ah waa soo maaxdaa, haddaad wax iska akhrisid, wixii waa kugu soo maxaanaayaan si loo jilciyo, marka raamsi ay kugu khasbaayaan. Marka maskaxdaada ha galeen kaliya waxaad rabtid inaan raamsatid, bacdina dhunjisid si ay kuu nafaqeeyaan. Warka waa raashin, marka mid fiican hel.

2- Waxaan keenaa hal yool oo cad, kaas aana xoogga iskugu gaynaa.

No comments:

Post a Comment