Tuesday, May 21, 2013

U macnee sida roon

Waxa ugu fiican oo laga hadlo waa waxa jooga, oo loo fasiro sida roon. Waxa kale iska dhaaf. Maroodiga guriga ku dhex jira ka hadal.

No comments:

Post a Comment