Ku jimicso fikradahaaan. Haddaad tahay qof go'aanka ku dagdaaga, ka fiirso. Haddaad tahay waxaan la taaban karin ka hadla, ka hadal wax la shanta dareeme lagu ogaan karo, sida muufo karkaraysa. Haddaad gooni u socod tahay, bulshaawi noqo. Haddaad bashaah tahay, qof adadag noqo, laakiin naxariis badan.
No comments:
Post a Comment