Markii israbitaan jiro waa lagugu ilhaaminaa.
Adoonsi ka wayn waa iska yaryahay ninka markow raadinaayo gaabsi ama lacag dagdag ah.
Guud ahaan qofka markow iska dhaafo raaxada aan ka dhalan laguna celcein dhididkiisa, raaxada aan ka hadlayno waa tan kadiska, ama loogu yeero mataacul quruur, wax walba waa iska toosaan.
Qorshe dajinta Iyo Hirgalintiisa
Arintaan waxaan ka sameeyay horaymar la taaban karo.
Dadaalka
Inta badan waxaan suubiyaa dadaal la taaban karo oo saacado socda markaan shaqo ku qabsado dadka hortooda, sida guryaha qaxwada.
Xoogaa ma saartay waxa la isla rabo, waxa kalena ma iska dhaaftay.
Guud ahaan haa, walow dhankaan aan jimicsi badan uga baahanahay, khaasatan dhanka qoraalka.
Dadka ma fahantahay Intay ku fahmin ka hor, mana ku khasabtay inay ku fahmaan? Maya, sida darteed ma jirin shalay labo garasho oo iska soo horjeeda wax ka dhashay.
Laakiin anigaa isfahmay waxaan bartay xiligaan shaqo fiican qabsado, bacdina waa qabsaday.
Ma u nasatay? Haa. Waa jimicsaday, raashin Iyo cabitaan fiican haa. Salaad Iyo muraaqabo Iyo. Xiriirinta dadka Iyo laakiin go'aan qaadashada sidii la rabay looma samayn, walow haddana horayumar laga sameeyay, oo go'aano la qaatay la hirgaliyay, sida saacadaha soo socda waxaan qabanaa shaqadaas, bacdina waa qabtay.