Thursday, March 7, 2013

Waxa Fiican iyo Mirahooda

Maalayacniga wuxuu leeyahay saamayn ka baxsan inta la wadwado. Marka labo khasaaro waaye. Waxay kula tahay suubintoodana waa labo macaash.

Siciid marka maanta waa iska dhaafay maalayacni. Wadiiqada loo maraayana waa Quraan akhris, fasirasho, salaad iyo Muraaqabo.

No comments:

Post a Comment