Saturday, March 30, 2013

Banaan Aade ama Fagaare Joog

Waxaan ogahay in marka dadka ii jeedaan aan shaqo fiican qabto, marka shaqadayda oo dhan waxaan qabsadaa dadkoo ii jeeda. Cilmu Nafsiga anoo kale waxaa la dhahaa banaan u jeede, waxaa lid ku ah gudaha u jeede.

No comments:

Post a Comment