Shaqada runtii aan jeclahay inaan qabto, oon ka daalin waa shaqo sidii goolkii u dhalanaysa, shabaqa ka baxaysa. Shaqadaan kama daalo. Mararka qaarkood waxaan jeclahay inaan filimaan fiirsado anoo isleh ka hel raaxaadaan, marka ka warama haddii tan lagu xiro macnaha lagula soo baxo nolosha. Shaqo aad ka bixi waynaysaa. Waa tan sababta loo dhaho eryo waxaad ke heshid oo fiican, sida wax qorowga ama murtida guud ahaan, sayniska ama tiknolojiyada, mashiinada iyo farsamada guud ahaan ama ganacsiga iyo taariikhada, iwm.
Hadda ka dib qorshihi Siciid uu sahlay inuu $1500 ka helo wuxuu jecelyahay bil walba, meeshaan ayaan ku soo bandhigaynaa. Naga fisha.
Isha Sawrika: hiiraanlive.com
Hadda ka dib qorshihi Siciid uu sahlay inuu $1500 ka helo wuxuu jecelyahay bil walba, meeshaan ayaan ku soo bandhigaynaa. Naga fisha.
Isha Sawrika: hiiraanlive.com
No comments:
Post a Comment