Imtixaan: marka hore waa su'aal, bacdina waa inaad ka jawaabtaa, bacdi markaas ka dib aad ogaanaysaa Jawaabta saxda ah. Ha sugin in lagu jarribo, is jarrib, si aad aqoon iyo waayo aragnimo badan u yeelatid.
Dad waxaa jira aan wajigooda ka arko murugo, wajiga wuxuu noqdaa nabarro, waxaa igu soo dhacda qaabaysada haysta waa furdaamin kartaa, marka taleefan sii, bacdina ku dheh, I soo wac waxaa laga yabaa inaan ku caawiyo, ama Telefoonkaaga isii anaa ku soo wacaaya, xiliga kuugu fiican
Runtii anoo isticmaalaaya cayniyaha aan shahaadada ku haysto, waxaan ogaan karaa meelaha ay ka adagyihiin iyo meelaha ay ka jilacsanyihiin dadka, waxaan kaloo baran karaa himiladooda, iyo carqaladaha hortaagan, anoo isticmaalaya aalado badan sida qaaradaynta maskaxda, dareenka iyo fikirka, waxaan ogaan karnaa waxa la rabo iyo wadiiqo lagu gaari karo.
Marka tan waa mid ka mid ah shaqooyinka uu qabto Siciid. Wuxuu samaystay kaar iyo macluumaaadkiisa ku qoran yihiin, iyo shabakad macluumaadkaan ay ku kaydsanyihiin. Bacdina waa siiyay dadka u baahan bilaash marka hore si dadka u arkaan inuu arintaan qaban karo. Sawirka iyo magacyada dadka yiri howshaan waa qaban karaa ow shabakaddiisa ka buuxshay.
Dad badan in la caawiyo waxay u arkaan mushkilo, waxaa mushkilo ah inaadan kiraysan qof ku caawin kara, adoo isdhahaaya ma asaa iga fiican? Kaama fiicna, laakiin waa xirfad. Waxaa laga yaabaa inaad meelo badan uga fiicantahay. Islawaynaha iyo qofka xishoodka badan, carabta waxay dhahaan, labadaba waxba ma bartaan.
Waxyaabaha uu aadka ugu fiicanyahay Siciid waxaa ka mid ah inuu dadka ku baraarujiyo ogaanshaha waxay ka helaan, oo ah waxay ku fiicanyihiin. Bacdi dadka waxay leeyihiin waa sidaas 10 daqiiqo gudaheed, mararka qaarkood, ama waxaan saas uga sii badnayn.
Sidaas darteed, Siciid wuxuu gadaa talada fiican, oo lagu noolyahay, ayada kuguma noola. Talo fiican tolkaa ku tarma.

No comments:
Post a Comment