Daqiiqad maalin walba soo saar, saciidow, fikrad kuu sahashay inaad Nooli heshid adoo isticmaalaaaya waxaad ku fiicantahay, dadkana ku caawisid saas oo kale, tasoo waxay kuu sahashay inaad heshid macaamiil.
Su'aalo waxaa jira qofka ay tahay inuu ka jawaabo oo ku qoran afka Ingiriisiga, si markaas u ogaado noociisa, bacdina wuxuu helaayaa warbixino kala gadisan , kan hore waa bilaash, kuwa kale waxaagaa qarash ah waaye.
Afka Soomaaliga hadda kuma qorna, sidaas darteed, raac xiriiriga hoose si aad
uga jawaabtid su'aalaha.
http://keirsey.com/sorter/register.aspx
Qorshaha Guud ee Camal La'aanta
Badana Siciid wuxuu ku mashquulaa waxaan gaarsiinayn hadafka fog ama xittaa ka dhan dhow, bacdi ma qabsan karo waxyaabaha gaarsiin karo yoolalka loo bagsanyahay sababo la xiriira daalka iyo mashquulnimada. Sidaas darteed, shaqada Saciid 80% ilaa 98% waa iska aamus ama waxba qaban, si tabar iyo waqti loogu helo waxa dhalinaaya yoolalka loo bagsanyahay 80-99%.
No comments:
Post a Comment