Maanta haddaad suubin shaqo aad rabtay inaad suubisid, barrina waxay u badantahay inaad suubin. Waxaa fududaanaysa inaad suubin shaqadada.
Saas oo kale, maanta haddii aad suubisid shaqadaada, waxaa fududaanaysa inaad barrina suubisid shaqadaada.
Si walba ha noqotee macaash joogto ah lama guran karo hadday jirin shaqo joogto ah, marka hore ugu yaraan.
Dad waxaa jira oon aniga ka mid ahay oo haddii ay hurdada ka soo kacaan aan magaaalada aadi karin ilaa ay qubaystaan marka hore. Arintaan waxaa sababay: waxaan qubaysan jiray maalin walba
Marka shaqadaada waa inaad maalin walba qabsataa, ilaa 21 maalin, sida culumada qabatiinka ay sheegaan, si marka dambe ay khasab kuugu noqoto qabsashadeeda.
Tan waa sababta loo dhaho shaqo yar oo la joogteeyo aa ka fiican shaqooyinka kale oon la joogtayn, sababtana waxay ila tahay, maalin walba waa ka sii fiicnaanaaysaa maalintii hore, markaad maalinle wax u qabatid, marka waxaa jira horayumar.

No comments:
Post a Comment