Monday, March 11, 2013

Qofka iska Og Wuxuu Ogyahay, Laakiin aan Ogayn Suu ku Ogaaday, Xujada Iska Ogaalka

Labada mirir oo ugu horeeya qofka markuu marwo la kulmo ama wax iibsan rabo ama koox ku biiro rabo, ama wax kale, waxaa jira fikrado ku soo dhacaaya, waa kuwaas kuwa mudan in la jaribo, waayo waxay cuksanaayaan waayo aragnimada ururtay ee qofka iyo wax kale oon la garanayn.

Saciid waxaan dhahnay waa dadka wuxuu rabay inuu helo wuxuu ku fiicanyahay, sii uu u fasho, waa helay: ogaalka uu ogyahay wax laakiin uu ogayn siduu ku ogaaday. Ogow ogaalkaan ma aha mid wali la jaribay, run iyo been labadaba waa noqon karaa.

Isha: futurestartup.com


No comments:

Post a Comment